NEW ITEMS

Google Adsense – Sidee Loo Codsadaa Google Adsenese- Lacagna Looga Sameeyaa? – Somalia

 Google Adsense – Sidee Loo Codsadaa Google Adsenese- Lacagna Looga Sameeyaa? – Somalia

1.      Marka kowaad Intaanad Codsan Google Adsenese waxa lagaaga baahan yahay seddex shuruudood;

Step 1: Ka feker waxa aad kusoo gudbin lahayd ama nooca website kaagu noqon doono

ama aad ku qori lahayd website-kaaga.

Step 2: Ka dib samee websitekii oo dhamystiran haday noqoto designka iyo qaabka uu

U ekeen lahaa ba.

Step 3: Waa in aad website kaaga  aad soo dhigtaa ugu yaraan Seddex Post.

 

2.      Marka labaad marka aad codsatid Google Adsenese-ka Website-kaaga waxba ha ka bedelin

Ka hor inta aqbalaada aad sugayso.

3.      Haddii lagu soo diido (rejected) marksa waa inaad ka bedeshaan waxyaabihii ama

Qodobadii ay ku yidhaahdeen wax kasoo bedel.

 

Maadaama aanu Google-ku ogolayn Somalia waxa aad u baahan tahay qof ehelkaga

Ama asxaabtaada ah oo jooga wadamada laga ogol yhaay waxaanad waydiisanaysaa

Afar shay oo keliya.

 

1.1.  Magaciisa.

2.  Adress-kiisa.

3.3.  State ka.

4. Zip-Code.

 

4.      Marka lagu soo aqbalo waxa warqad koodh lanbar (Code number) ku qoran yahay

Loo dirayaa qofkii aad Adress-kiisa ku diiwaan gashatay, kadib ayuu kusoo sheegayaa code-ka.

Kadib Code-kaas ayaad gelinaysaa.




 

Comments